Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Booliska Somaliland oo su'aalo weydiiyay guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ee Waddani


Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xasan ayaa maanta looga yeeray xarunta danbi baarista ee Hargiesa, waxaana sida uu VOA u sheegay wax laga weydiiyay dhaliilo uu dhawaan u jeediyey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Dhinaca kale, taliska guud ee ciidanka booliska ayaa ku gaabsaday inuu sharcigu u ogol yahay inay u yeeraan muwadinkasta.

Warkan waxaa Hargaysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Booliska Somaliland oo su'aalo weydiiyay Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ee Waddani
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:48 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG