Waxaa gobollada Somaliland ku soo kordhaysa xaaladda abaarta, iyada oo gobolka Saaxil haatan ay saameysay dhibaatada abbaartu sida uu VOA u sheegay gudoomyiha gobolkaasi Axmed Maxamed Xaashi.
Warkan waxaa Hargaysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.