Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saddex carruur walaalo ah oo ku dhaawacmay qarax bam


Saddex carruur walaalo ah ayaa dhaawacmay, kaddib marki ay la qaraxday bambo ay ku ciyaarayeen deegaanka Dharkeyn-geenyo ee gobolka Sool, waxaana dhaawacooda la geeyayay isbitaalka magaalada Laascaanood.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Cabdikarim Olol.

Saddex caruur walaalo ah oo ku dhaawacmay qarax bam
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:10 0:00


XS
SM
MD
LG