Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn: Maxaa laga yeelayaa amniga xilliga doorashada?


Mid ka mida qodobada ugu waaweyn ee shirka Golaha Wadatashig Qaran horyaala ayaa ah sidii amniga laga yeeli lahaa xilliga doorashada, waxaana ay Midowga Musharixiintu soo jeediyeen in amniga lagu wareejiyo Ra'iiusl Wasaraha.

Hadaba sidee taasi suurtagal ku tahay siyaasad ahaan iyo sharci ahaanba?

Falastin Ahmed Iman ayaa su'aashaas weydiisey Hussein Macalin madaxa Machadka Hiraal ee daraasaadka amniga.

Falanaqeyn: Maxaa laga yeelayaa amniga xilliga doorashada?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:52 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG