Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aragtida Soomaalida Kenya ee shirka Golaha Wadatashiga Qaran


Qaar kamid ah Soomaalida ku nool magaalada Nairobi oo toddobaadyadii lasoo dhaafay aad uga walaacsanaa khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya madaxda Soomaaliya ayaa haatan raja wanaagsan ka muujinaya shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socda magaalada Muqdisho.

Waxay sheegeen inay ka filayaa in xal looga gaaro khilaafka hareeyay arrimaha doorashooyinka Soomaaliya.

Dadweynahaas ayaa waxay Nairobi ugu warrameen wariyaha VOA-da Khadar Maxamuud Xareed.

Aragtida Soomaalida Kenya ee shirka Golaha Wadatashiga Qaran
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:38 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG