LAASCAANOOD —
Wararka ka imanaya degaanka Saax-Maygaag ayaa sheegaya in xaaladdu maanta deggan tahay, kadib dagaallo ay dad lu dhinteen oo shalay dhexmaray beelo deganaka wada dega.
Degaankan ayey ku dagaalameen maleeshiyo beeled ka soo kala jeeda Goboladda Sool iyo Nugaal. Odoyaasha dhaqanka iyo Culimada magaalada Laascaanood ayaa gurmad nabadeed u baxay.
Cabdikariim Olol ayaa warbixintan inooga soo diray Laascaanood.