Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay hoggaamiyeyaasha dumarka Soomaaliyeed ka yiraahdeen khilaafaadka siyaasadda?


Hanifa
Hanifa

Hoggaamiyeyaasha ururada haweenka Soomaaliya ayaa xilligan walaac ka muujinaya dib u dhaca iyo khilaafka xoogan ee hareeyay doorashada Soomaaliya.

Khadiija Cosoble Cali oo ka mida madaxda ururada haweenka ayaa ka digtay hurinta colaadda iyo in dagaal ka dhaco dalka xilligan. Wasiirka Haweenka Soomaaliya Xaniifa Ibraahim Xaabsade ayaa u sheegtay VOA in haweenka Soomaaliyeed ay si weyn uga xunyihiin khilaafka xilligan ka jira doorashada.

Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa la kulmaya hoggaamiyayaasha haweenka, warbixintan ayuuna nooga soo diray.

Maxay hoggaamiyeyaasha dumarka Soomaaliyeed ka yiraahdeen khilaafaadka siyaasadda?
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:21 0:00


XS
SM
MD
LG