Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Waa sidee xaaladda Omicron ee Soomaaliya?


Adduunka waxaa toddobaadyadii lasoo dhaafay kusoo badanayey nooca cusub ee xanuunka Covid-19 ee loo yaqaan OMICRON, waxaanaa dawladda Soomaaliya ay dhowana shaacisay tallaabooyin cusub oo lagaga taxaddarayo fafaitaanka cudurkan.

Tallaabooyinkan waxaa ka mid in laga fogaado isku ururka, isla markaana la qaato tallaalka Covid, iyadoo shaqalaha aan muhiimka ahayn ay muddo laba usbuuc ah ku sugnaanayaan guryaha.

Haddaba waa side xaaladda OMICRON ee Soomaaliya? Su’aashaas iyo kuwo kale ayaa Haaruun Macruuf uu weydiiyey Dr Cabdirisaaq Yuusf Axmed “Jalaaludiin” oo ka mid ah saraakiisha caafimaadka Soomaaliya, agaaismana ka ah cisbitaalka Martiini.

Wareysi: Waa sidee xaaladda OMICRON ee Soomaaliya?
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:32 0:00


XS
SM
MD
LG