Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mid ka mid ah suuqyada magaalada Muqdisho oo gubtay


Wararka ka imanaya Muqdishu ayaa sheegaya in mid ka mid ah suuqyada magaalada uu ka kacay dab baabi’iyey goobo ganacsi. Ilaa hadda lama soo sheegin khasaare nafeed, hase yeeshee qaar ka mid ah ganacsatada waxay VOA u sheegeen inay hanti ku waayeen.

Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan inooga soo diray Muqdishu.

Mid ka mid ah suuqyada magaalada Muqdisho oo gubtay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:50 0:00


XS
SM
MD
LG