Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Buug laga qoray taariikhda iyo suugaantii abwaan Singub oo lasoo bandhigay


Singub

Buug laga qoray sooyaalkii Suugaantii Allah ha u naxariistee Abwaan Maxamuud Cabdullahi Ciise (Singub) ayaa lagu soo bandhigay magaalada Naiorbi, waxaana buugaan oo ay qoreen qoraayaal Soomaaliyeed ku jira guud ahaan xogta iyo macluumaadka taariikhdii Suugaaneed ee Abwaanka.

Hadaba Maxamed-deeq Cabdi Madar oo kamid ah qoraayaasha buuggan ayaa magaalada Nairobi ugu warramay wariyaha VOA-da ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed.

Buug laga qoray abwaan Singub oo la soo bandhigay
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:11 0:00

XS
SM
MD
LG