MOGADISHU —
Ra'iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay shir guddoomiyay Golahiisa Wasiirrada, xilli uu khilaaf u dhexeeyo isaga iyo madaxweyne Farmaajo, waxaana kulanka oo looga hadlay qodobbo dhowr ah la iskula soo qaaday dhacdadii dhowaan lagu hor-itaagay Ra'isul Wasaaraha.
Golaha Wasiirada ayaa ku tilmaamay falkaas in uu aah "Isku day Afgembi ah". waxaana dhowaan loo magacaabayaa guddi baaritaan ku sameeya, sida golahaasi uu sheegay.
Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warbixin arrintaas ku saabsan kasoo diray Muqdisho.
Facebook Forum