Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Guddoomiyaha Balcad oo ka warbixiyay khasaaraha dagaalkii maanta


Ugu yaraan lix qof oo laba ay yihiin shacab ayaa ku dhintay weerar ay saaka ururka Al-Shabaab ku qaadeen magaalada Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexe, iyadoo mas’uuliyiinta magaalada ay dhinacooda sheegteen in ilaa 19 maleeshiyaad ah laga dilay Al-Shabaab.

Weriyahayaga Xuseen Xasan Dhaqane oo ku sugan Beledweyne ayaa khadka telefoonka ku waraystay Gudoomiyaha Degmada Balcad Qaasim Cali Nuur, waxaana uu ugu horrayn weydiiyey sida uu u dhacay weerarka Al-Shaaab?

Wareysi: Guddoomiyaha Balcad oo ka warbixiyay khasaaraha dagaalkii maanta
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:05 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG