Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay ahaayeen dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee ka dhacay Soomaaliya sanadkan 2021?


Barnaamijkan gaarka waxaan gaar ah waxaan ku eegeynaa dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee ka dhacay Soomaaliya sannadkan sii dhammaanaya ee 2021-ka. Waxaa inoo soo diyaariyey soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur iyo Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

Dhacyooyinkii ugu waaweyna ee ka dhacay Soomaaliya sanadkan 2021
please wait

No media source currently available

0:00 0:38:42 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG