Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka oo si adag Farmaajo ugala hadlay khilaafka kala dhexeeya Rooble


Khilaafka siyaasadda ee u dhexeeya Madaxweynaha iyo Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ayaan weli xal laga gaarin, waxaana dowladda Mareykanka oo kamid ah dalalka deeqaha siiya Soomaaliya ay war kasoo baxay ku sheegtay in ay la hadleen madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Bayaanka Mareykanka ka soo baxay ayaa lagu boorriyay in madaxweyne Farmaajo uu taageero dadaallada hir-gelinta doorashada loogu jiro ee uu gar-wadeenka ka yahay Ra'iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ciidamaduna ay dhex ka noqdaan khilaafka siyaasadda.

Haddaba, warka kasoo baxay Mareykanku ma noqon karaa mid meesha ka saari kara is-fahmi waaga u dhexeeya Farmaajo iyo Rooble?

Weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintaan ku eegaya.

Mareykanka oo si adag Farmaajo ugala hadlay khilaafka kala-dhexeeya Rooble
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:08 0:00


XS
SM
MD
LG