Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gaajo iyo macluul soo foodsaartay kumannaan qaxooti Soomaali ah oo ku sugan Dhadhaab


Mas’uuliyiinta xeryahaya qaxootiga ee Dhadhaab ayaa sheegay inay jiraan dad gaaraya ilaa 50kun oo qaxooti Soomaliyeed ah oo aan u diiwaan gashaneyn xafiiska UNHCR ay baahi xooggan ku hayso xeryaha Dhadhaab.

Hoggaamiyeyaasha xeryaha qaxootiga ayaa codsanayaan in dowladda Kenya qaxootigaasi u fasaxdo in laga diiwaan galiyo xafiiska UNHCR, si ay u helaan gargaarka samafalka.

Wariye Abdisalan Salas oo VOA uga soo warama Dhadhaba ayaa warbixintan inoo soo diray.

Gaajo iyo macluul soo foodsaartay kumannaan qaxooti Soomaali ah oo ku sugan Dhadhaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:15 0:00


XS
SM
MD
LG