TORONTO —
Khilaaf xooggan ayaa markale soo kala dhex galay madaxda ugu sarreysa ee dalka, madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble, taas oo la xiriirta doorashooyinka.
Khilaafkan ayaa walaac ku abuuraya Soomaalida kuwa gudaha iyo dibadda.
Haddaba aqoonyahannada Soomaalida ee dalka Canada sidee bay u arkaan khilaafkan soo cusboonaaday, xalkuse muxuu yahay?
Warbixintan waxaa ku eegaya wariyaha VOA-da ee Canada, Xuseen Nur Xaji.
Facebook Forum