Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Blinken: Mareykanku waa kasoo horjeeda isku dayga shaqo-joojinta Rooble


Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Anthony Blinken iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa shalay ka wadahadalay xaaladaha Soomaaliya iyo Itoobiya, waxaana Blinken uu sheegay in Mareykanku ka soo horjeedo isku dayga shaqo-joojinta Ra'isul Wasaare Rooble.

Caasho Cuud ayaa warbixintan inoo heysa.

Blinken: Mareykanku waa kasoo horjeeda isku dayga shaqo-joojinta Rooble
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:21 0:00


XS
SM
MD
LG