MUQDISHO —
Waxaa jira meelo kamid ah caasimadda Soomaaliya ee Muqdishu oo shacabka qaar muranka siyaasadeed ee taagan aysan ku mashquulin, taas bedelkeedana ay ku nastaan caweyska heesaha iyo hotella-da.
Weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintaa ku eegaya Muqdishada aan siyaasadda taagan looga mashquulsaneyn, balse uu kabanku dadku wehelka u yahay.
Facebook Forum