WASHINGTON —
Madaxweynihii hore ee Somalaiya Cabdiqaasim Salaad Xasan oo ku sugan magaalada Qaahira ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee ka taagan Muqdisho iyo khilaafka u dhaxeeyay madaxweynaha iyo Ra’iisul-wasaaraha.
Cabdiqaasin ayaa labada hoggaamiye ugu baaqay inay xiisadda qaboojiyaan.
Nuur Xasan Bukhaari ayaa khadka taleefonka ku wareystay Cabdiqaasim.
Facebook Forum