Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Afhayeenka Farmaajo oo ka jawaabay eedeymihii 'afgambi' ee RW Rooble


Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhaweyd ka jawaabay hadalkii Ra’isul Wasaare Rooble ee ahaa in madaxweynuhu sameeyay iskuday afgami, waxaana afhayeenka, ahna Agaasimaha Warfaafinta ee Xafiiska Madaxweynaha Cabdirashiid Maxamed Hashi uu VOA siiyay wareysi la xiriira arrintan.

Wariyaha VOA ee Washington Nuur Bukhaari, ayaa ugu horreyn weydiiyay waxay uga jawaabayaan eedahaha RW Rooble ee ah in Farmaajo uu afgambi isku dayay.

Afhayeenka Madaxweyne Farmaajo oo ka jawaabay eedeymihii 'afgambi' ee RW Rooble
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:26 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG