Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay gobolka Sool


Dagaal beeleed sababay dhimasho iyo dhaawac, ayaa ka dhacay deegaanka Saaxmaygaag oo katirsan Gobolka sool,

Dagaalkan ayaa u dhexeeyaa Maleeshiyo beeled ka soo kala jeeda Goboladda Sool iyo Nugaal. Qaar kamida dhaawacayadii dagaalkaas ayaa la soo gaadhsiiyey Isbitaalka Guud ee magaalada Laascaanood.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Abdikarim Olol.

Warbixin ku saabsan dagaal ka dhacay gobolka Sool
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:24 0:00


XS
SM
MD
LG