Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shacabka Muqdisho oo niyad jab ku tilmaamay khilaafka cusub ee madaxda dowladda Soomaaliya


Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa waxaa saameyn weyn ku reebay khilaafka cusub ee u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha.

Bulshada rayidka ee Muqdisho ayuu niyad jab ku abuuray khilaafkan cusub, waxayna codsadeen in madaxdu ay xaaladda dajiyaan.

Warbixntan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qosyte.

Niyad jab intee le'eg ayuu khilaaf Farmaajo iyo Rooble ku abuuray shacabka Soomaaliyee?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:28 0:00


XS
SM
MD
LG