KISMAYO —
Gudiga Doorashooyinka Jubaland ayaa maanta sheegay in maalinta berri ah ay qaban doonaan doorashada lix Kursi oo ka tirsan kuraasta Golaha Baarlamaanka, iyaga oo maanta guddigu soo gudbiyay diiwaangalinta Musharixiinta iyo Ergooyinka soo xulanaya.
Weriyaha VOA Aadan Maxamed Salaad ayaa warbixintan ka soo diray Kismaayo.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available