Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn: Madaxweynuhu awood ma u leeyahay inuu shaqada ka joojiyo Ra'isul Wasaaraha?


Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay inuu shaqo-joojin ku sameeyay Ra'isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, laakiin waa ku gacan-seyray, wuxuuna tallabada madaxweynaya ku tilmaamay mid isku day afgamii ah.

Haddaba marka la eeggo dastuurka KMG ee Soomaaliya, muxuu ka yiri khilaafyada dhexmada madaxweynaha iyo RW, mar haddii muddo xilleedku uu ka dhammaaday madaxweynaha iyo baarlamaanka Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya awood ma u leeyahay inuu shaqada ka joojiyo RW isagoon soo marin baarlamaanka? Su’aallahaasi iyo kuwo kale ayaa Jamaal Osman wuxuu weydiiyay Sharciyaqaan Cabdiradxmaan Cabdullaahi Daqare oo jooga Muqdisho.

Falanqeyn: Madaxweynuhu awood ma u leeyahay inuu shaqada ka joojiyo Ra'isul Wasaaraha?
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:53 0:00


XS
SM
MD
LG