MUQDISHO —
Guddoomiye ku xigeenka guddiga doorashada heer Federaal ee Soomaaliya iyo xubno ka tirsan guddigaas ayaa galabta sheegay inay xilkii ka qaadeen guddoomiyaha guddigaas Maxamed Xasan Cirro oo ay ku eedeeyeen inuu lumiyay madaxbannaanidii, kuna 'milmay' siyaasadda.
Laakiin Cirro ayaa isaguna VOA u sheegay in aanu jirin xil laga qaaday.
Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray Cabdicasiis Barrow.
Facebook Forum