Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sarkaal ka tirsan ciidamada Jubaland oo qarax lagu dilay


Kismaayo
Kismaayo

Magaalada Kisaamyo, sarkaal ka tirsan ciidamada Jubbaland ayaa maanta ku dhintay qarax loogu xiray baabuurkiisa.

Hay’adaha Amaanka ayaa sheegay in ay wadaan Baaritaano lagu xaqiinayo Amaanka. Wariyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad ayaa warbixintan soo diray.

Sarkaal ka tirsan ciidamada Jubaland oo qarax lagu dilay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:15 0:00


XS
SM
MD
LG