Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mid ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee Mareykanka oo meydkiisa la helay laba maalmood kadib


Allah ha u naxaristee waxaa caawa la helay meydka Sheekh Maxamed Xasan oo Imaam ka ahaa Masjika Abuu-hureyra ee magaalada Columbus ee dalkan Mareykanka.

Imaamka ayaa muddo laba maalmood ah la la’aa.

Haddaba Jacfar Kuukaay ayaa khadka Taleefoonka kula xiriiray Sheekh Horseed Cayni Nuux oo ah Afhayeenka Dallada Masaajidda Soomaalida ee Ohio oo ku sugan goobta maydka Imaamka laga helay.

Mid ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee Mareykanka oo meydkiisa la helay saddex maalmood kaddib
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:09 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG