Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Khilaaf wali ka taagan kursiga uu kusoo baxay Kusimaha Taliyaha Hey'adda NISA


Doorashada Galmudug

Khilaafka salka ku haya natiijada doorashada ee kusiga #HOP067 ee ka dhacday Dhuusamareeb, kaas oo uu kusoo baxay Yaasiin Cabdullaahi Farey oo sii hayaha taliyaha hay'adda NISA ayaa weli taagan.

Guddigii xallinta Khilaafaadka ee go'aanka ka gaaray kursigaan, ayaa 7 xubnood oo uu guddoomiyihii guddigaasi ku jiro uu dhawaan xilka ka xayuubiyay Ra'iisul-wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Haddaba qaab noocee ah ayaa kiiska kursigan loo maray? Waa sidee cabashada dadka natiijadiisa diiddan? Weriyaha VOA Cabdicasiis Barrow ayaa warbixin arrintan ku saabsan Muqdisho kasoo diray.

Halkaan ka dhageyso warbixinta Barrow
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:48 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG