Boqollaal qoys ayaa ka qaxaya colaad dib uga soo cusboonaatay magaalada Boosaaso ee Puntland, iyadoo xaafadaha magaaladda qaybo ka mid ahi ay sheegayaan inay ka go’een biyihii iyo korontadii.
Waxaa jira hoobiyaal ku dhacay guryo ka mid ah xaafadaha Boosaaso oo ay dad ku dhinteen.
Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda magaalada Boosaaso ayaa Cabdixakiim Maxamuud Shirwac uu ka waraystay weriyahayaga Faadumo Yaasiin Jaamac.
Facebook Forum