Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee wax looga qaban karaa dhibaatooyinka abaaraha Soomaaliya?


abaar
abaar

Abaaraha iyo colaadaha inta badan kusoo noqnoqda dalka Soomaaliya ayaa waxa ay saamayn weyn ku yeesheen nolasha dadka nugul ee xoolahoodii iyo hantidoodii ay saameeyeen abaaraha iyo colaadaha Soomaaliya.

Aqoonyahanadda Soomaalida ayaa ka digaya saamayn xooggan oo ka dhalata abaaraha iyo colaadaha kusoo laalaabanaya Soomaaliya. Hadaba sidee ayadoo la is kaashanaya wax looga wada qaban karaa dhibaatooyinka, su'aashaasi iyo su'aalo kale oo arrimaha colaadaha iyo abaaraha waxaa uu Wariyaheena magaalada Nairobi Yaasiin Ciise Wardheere waxaa uu waydiiyay Jibriil Ibraahim Cabdulle oo kamid ah aqoonyahnadda Soomaalida.

Sidee waxa looga qaban karaa dhibaatooyinka abaaraha Soomaaliya?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:45 0:00


XS
SM
MD
LG