Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xil ka qaadistii guddiga xallinta khilaafaadka ma keeni kartaa hufnaan doorasho?


Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa toddobaadkan shaqada ka cayriyey toddoba xubnood oo ka mid ah guddiga xalinta khilaafaadka ee doorashada.

Ra’iisul Wasaaruhu waxa kale oo sheegay in sida ay doorashadu ku soco aysan ahayn sidii la rabay, waxaana uu ku baaqay in la dardargeliyo.

Haddaba go’aanka Ra’iisul Wasaaruhu uu shaqada uga eryay xubnihii guddiga xalinta Khilaafaadka ma keeni doontaa hufnaan Doorasho? Madaxa Xarunta Soomaali Public Aganda Mahad Waasuge, ayaa weriyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle uga warramay saamaynta tallaabada Ra’iisul Wasaaruhu qaaday.

Xil ka qaadistii guddiga xallinta khilaafaadka ma keeni kartaa hufnaan doorasho?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:54 0:00


XS
SM
MD
LG