Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku saabsan khilaafka ka dhashay furitaanka xisbiyada siyaasadda Somaliland


Somaliland waxaa weli ka scota doodad iyo kala aragti duwananshaha ku saabsan furitaanka xisbiyada siyaasadeed, iyada oo dhowaan dawladdu sheegtay in dib loo furayo axsaabta.

Haddaba qaar ka mid ah siyaasinta Somaliland oo ay ka mid yihiin Ismaciil Hurre Buuba iyo Saleeban Ciise Xaglo-toosiye ayaa sheegay in Dastuurka Somaliland uu dhigayo in 10-kii sanoba mar la furayo Ururada siyaasadda.

Dhinaca kalena, guddooiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa isna ka hadlay mowqifkiisa ku saabsan arrintan.

Warkan waxa Hagreisa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule

Warbixin ku saabsan khilaafka ka taagan furitaanka xisbiyada siyaasadda Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:01 0:00


XS
SM
MD
LG