Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka ka socda magaalada Boosaaso


Dagaallo xooggan ayaa kasii socda magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland kuwaasi oo bilwoday barqannimadii saaka, waxaana dagaaladan ka dhashay khasaare u badan dhaawac soo gaaray dad iskugu jira askar iyo shacab.

Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya ilaa tobaneeyo qof oo dhaawac ah in la diiwanageliyey.

Ilaa gelinkii dambe maanta la maqlayey hubka culus ee ay is weydaarsanayaan dhinacyada dagaalamaya.

Dagaalkan ayaa u dhexeeya ciidamada maamul goboleedka Puntland iyo ciidamada la dagaalanka argagixisada ee PSF, sida ay goobjoogayaal u sheegeen idaacadda VOA.

Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan inoo soo dirtay.

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka ka socda magaalada Boosaaso
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:14 0:00


XS
SM
MD
LG