Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jubaland oo beenisay in dhuxul laga dhoofiyo dekadda Kismaayo


Maamulka dekadda Kismaayo ayaa beeniyay warar maalmahan soo baxayay oo sheegayay in dekedda laga dhoofinayo dhuxul, taas oo xilli hore laga mamnuucay dhoofkeeda, waxayna sheegeen in wararkaasi ay yihiin been abuur.

Waxay sheegeen in mudo dheer aan dekedda laga dhoofin wax dhuxul kadib amar kasoo baxay maamulka Jubaland.

Faafaahinta warkasi waxaa soo diray Wariyaha VOA-da ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad.

Jubaland oo beenisay in dhuxul laga dhoofiyo dekadda Kismaayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:38 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG