BELEDWEYNE —
Allah ha u naxariistee waxaa dalka Imaaraadka Carabta ku geeriyooday Cabdullaahi Cosoble Siyaad oo xilal kala duwan kasoo qabtay dowladdii Kacaanka ee u hoggaaminayey Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre, isaga oo muddo dheer soo ahaa wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya.
Waxaa sidoo kale uu ahaa sharci-yaqaan ku shaqaysta xirfaddaas.
Haddaba geerida iyo taariikhda marxuumka ayaa Xuseen Xasan Dhaqane uu ka waraystay Xildhibaan Nuur Iidow Beyle oo muddo ay soo wada shaqeyeen kana mid ah ehelka Marxuum Cabdullahi Cosoble Siyaad.
Facebook Forum