MUQDISHO —
Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu doortay afar xildhibaan oo gobollada Waqoyi ee Somalia ku matali doona golaha shacabka ee Somalia, waxaana ka mid ah Fowsiya Yuusuf Xaaji Adan oo mar kale xildhibaan loo doortay.
Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
Facebook Forum