Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Muxuu Soomaaliya uga dhigan yahay shirka Turkiga iyo Afrika?


Maanta oo Sabti ah ayaa lagu soo gabagabeyn doonaa magaalada Istanbul shirweynaha Afrika iyo Turkiga iyadoo shirkan diiradda lagu saarayo ganacsiga iyo maalgashiga.

Madaxweynayaasha shirkaasi ku sugan waxaa kamid ah madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo xubno ka tirsan Gollaha Wasiiradda.

Haddaba Wariyaha VOA-da, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa khadka taleefanka ee Istanbul kula xiriiray wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Soomaaliya, Inj. Cabdulaahi Abuukar Xaaji (Cabdulaahi Carab) oo kamid ah wafdiga Soomaaliya.

Wareysi: Shirka Turkiga iyo Afrika
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:28 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG