WASHINGTON, D.C —
Madaxweynayaasha maamul goboleedyada Jubaland iyo Koonfurgalbeed oo maalmahan ay kulamo uga socdeen magaalada Kismaayo, ayaa soo saaray war saxaafadeed ay uga hadlayaan arrimaha abaaraha, amniga iyo doorashada.
Faafaahinta warkaasi waxaa Kismaayo kasoo diray wariyaha VOA, Aadan Maxamed Salaad.