Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku saabsan wafdi Mareykan ah oo booqasho ku jooga Somaliland


Waftiga ka socday Congress-ka Maraykanka ayaa maanta booqasho ku tagay magalada Berbera, iyadoo la sheegay inay soo arkeen garoonka diyaaradaha ee cusub ee Berbera iyo waliba Dekeda Berbera.

Wafdi oo ka mid ah shaqaalaha congress-ka Maraykanka ayaa shalay la kulmay madaxda Somaliland oo uu ku jiro madaxweyne Muuse Biixi.

Haddaba safarka wafdiga iyo wuxuu uga dhigan yahay Somaliland waxaa warbixintan ku eegaya weriyaheena Hargiesa Khadar Maxamed Cakule.

Warbixin ku saabsan wafsi Mareykan ah oo booqasho ku jooga Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:19 0:00


XS
SM
MD
LG