Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirkii aragti-wadaagga ee Machadka Heritage oo soo gabagaboobay


Waxaa maanta lasoo gabagabeeyey shirkii aragti-waagga ee Machadka Heritage ee looga hadlay xasaradaha, siyaasadda iyo dhaqaalaha waddamada Geeska Afrika oo tan iyo Isniintii ka socday magaalada Jabuuti.

Shirkan waxaa maanta soo xiray Ra/iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

Warbixintan waxaa Jabuuti nooga soo dirtay Sagal Siciid Faarax.

Shirkii aragti-wadaagga ee Machadka Heritage oo la soo gabagabeeyay
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:22 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG