WASHINGTON —
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhibaatooyinka abaaraha ka taagan Soomaaliya.
Waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Haaruun Macruuf.