Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Nuxurka doodihii maanta ee shirka aragti-wadaagga machadka Heritage


Doodo si xoog leh loogu faaqiday arrimaha nabad-galyada geyiga Soomaalida iyo geeska Afrika ayaa looga hadlay galabta shirka shanaad ee machadka Heritage ee maanta ka furmay magaalada Jabuuti.

Qaar ka mida cilmi-baareyaasha Soomaaliyeed ee ka qeyb galley doodahan ayaa weriyahayaga Ramadaan Muuse uga warramay nuxurka ay ku saabsanaayeen.

Nuxurka doodihii Machadka Heritage
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:23 0:00


XS
SM
MD
LG