Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay mucaaradka Somaliland ka yiraahdeen furista xisbiyada siyaasadda?


Xisbiyada mucaaridka ee Somaliland ee UCID iyo Waddani ayaa ku tilmaamay furista ururada ee uu shalay galab ku dhawaaqay Wasiirka Warfaafinta inay tahay ee mid farro-galin ku ah madaxbannanida Golaha Wakiilada, islamarkaana aan la oggolaan karin.

Shir jaraiid oo ay gudoomiyeyasha labada Xisbi ku qabteen magalada Hargiesa ayaa warbixintan ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Maxay mucaaradka Somaliland ka yiraahdeen go'aankii furista xisbiyada siyaasadda?
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:17 0:00


XS
SM
MD
LG