JABUUTI —
Dalka Jabuuti waxaa maanta ka furmaya shir sanadeedka madasha aragti-wadaagga oo uu soo qaban-qaabiyo machadka daraasadka ee Heritage, waana markii afraad ee lagu qabto Jabuuti.
Shirka Sanadkan ayaa waxaa looga hadlayaa xasilloonida gobolka.
Guddoomiyaha Gudiga Sare ee Heritage Cabdikariin Hasan Jamac ayaa wariyahaga Jabuuti Sagal Said uga warramay shirka maanta iyo waxyabaha looga hadlayo.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available