Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Somaliland oo ku dhawaaqday inuu dhaqangalay xeerka furista ururada siyaasadda


Somaliland ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqda in xeerka furista ururada siyaasaddu uu dhaqangal yahay oo aanu muran ka jirin, iyadoo Golaha Wakiilladuna ka codsatay inay waafajiyaan doorashoyinka is-dulsaaran ee la filayo in sannadka soo socda ay ka dhacaan Somaliland.

Wasiirka warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa wareysi uu VOA siiyay ku dhawaaqay go’aankan.

Tallaabadan ayaa waxay daba socotaay mooshin buuq badan dhaliyay oo maanta xildhibaano ay baarlamaanka keeneen kaasi oo ay ku dalbanayeen dhaqangelinta xeerkan.

Weriyaha VOA Khadar Cakule, ayaa goor dhaweyd wareystay wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali Koore.

Wareysi: Somaliland oo ku dhawaaqday inuu dhaqangalay xeerka furista ururada siyaasadda
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:08 0:00


XS
SM
MD
LG