Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Halista isticmaalka maandooriyaha ee dhallinyarada Soomaaliyeed


Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobadakan wuxuu ku saabsanyahay; khuburada caafimaadka Soomaaliya oo ka digay nooc cusub oo daroogo ah ku soo korortay suuqada waddanka, taas oo halis ku ah dhallinyarada sida uu sheegay Dr. Maxamed Maxamuud Fuje.

Barnaamidka waxaa soo saaray, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Wicitaanka Dhageystaha: Halista isticmaalka maandooriyaha ee dhallinyarada Soomaaliyeed
please wait

No media source currently available

0:00 0:22:31 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG