HARGEISA —
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxman Cabdullaahi Ismacil Saylici ayaa VOA u sheegay in safar uu dhawaan ku tagay dallka Hindiya ay heshiisyo is fahan ah lasoo galee shirkada iyo ganacsato u dhashay dalka Hindiya si ay u maal-gashadaan Somaliland.
Seylici ayaa sheegay in shirkaddahani ay Somaliland ka taareeri doonaan dhinacyada caafimaadka iyo waxbarshada.
Khadar Maxamed Cakule ayuu Seylici uu uga waramay safarkiisii Hindiya iyo waliba Imaaraatka Carabta.