Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cilmi-baaris: Maxaa dib u soo nooleeyay ururka Ahlu-sunna?


Daraasad cusub ayaa faah-faahin ka bixinaysa dib usoo noqonashada ururka Ahlu-sunna oo horay muddo dhowr iyo toban sano ah usoo xukumayay deegaanno ka tirsan Galmudug.

Daraasaddan ayaa waxaa sameeyay machadka Somali Public Agenda ee fadhigiisu yahay magaalada Muqdisho.

Goobta shalay daraasaddan lagu soo bandhigay waxaa ka qeyb-galay weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow, waxa uuna wareystay Farxaan Isxaaq Yuusuf oo cil-baaristaan sameeyay, sidoo kalana ah agaasimaha machadka Somali Public Agenda.

Waxa uu ugu horreyn weydiiyay waxa xilligaan keenay iney cilmi-baaristaan sameeyaan?

Cilmi-baaris: Maxaa dib u soo nooleeyay ururka Ahlu-sunna?
please wait

No media source currently available

0:00 0:12:04 0:00


XS
SM
MD
LG