HARGEISA —
Wasaradda Maaliyadda Somaliland ayaa sheegtay inay diyaarisay Miisaaniyad sanadeedka 2022, iyadoo dhawaana loo gudbin doono Golaha Wakiilad.
Hadaba Khadar Maxamed Cakule ayaa ka wareystay Agasimaha guud ee wasaaradda maaliyadda Maxamed Abdi Gurxan arrintan iyo shir ay la yeesheen qaar ka mid ah maayerada Magaalooyinka waaweyn oo lagu lafo gurayay qorshaha maaliyadeed ee sanadka cusub.
Facebook Forum