Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Boqoradda Ingiriiska oo waraaqaha aqoonsiga ka guuddontay danjiraha Soomaaliya


Boqortooyada dalka Britain ayaa si rasmi ah maanta warqadihii aqoonsiga uga guddoontay Danjire Cabdiqaadir Axmed-kheyr Cabdi oo dowladda Soomaaliya ay magacowday bishii May in uu noqdo Safiirka Soomaaliya ee London.

Wariyaha VOA-da Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa munaasabadaasi kadib wareysi la yeeshay danjiraha cusub.

Wareysiga danjiraha Soomaaliya ee UK
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:14 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG